Habar Awal waxaa lagu qorey £ 15,000. Waxaa loo kala qeybsadey sidan hoose ku qoran
| Beesha | Lacagta lagu qorey |
| Sacad Muuse | £ 10,000 |
| Ciise Muuse | £ 5, 000 |
| Haba Muuse | None |
Sacad Muuse
| No | Name | Amount |
| 1 | Makaahiil | £ 1,200 |
| 2 | Yaasif Isaxaaq | £ 1,200 |
| 3 | Cabdirahman Sacad | £ 1,200 |
| 4 | Cabdalle Sacad | £ 1,200 |
| 5 | Cabdallah Abokor | £ 1,200 |
| 6 | Xuseen Abokor | £ 2,000 |
| 7 | Jibriil Abokor | £ 2,000 |
| 8 | Maxamed isaxaaq (Cabaas) | £ 500 |
| 9 | Xassan Sacad(Cabdallah Xassan) | £ 500 |
| 10 | Hablaha Sacad Muuse North London | £ 1,100 |
| Total | £ 12,100 |