Qaadhaankii Arab (Dacawalay)

Habar Awal waxaa lagu qorey £ 15,000. Waxaa loo kala qeybsadey sidan hoose ku qoran

BeeshaLacagta lagu qorey
Sacad Muuse£ 10,000
Ciise Muuse£ 5, 000
Haba MuuseNone

Sacad Muuse

NoNameAmount
1Makaahiil£ 1,200
2Yaasif Isaxaaq£ 1,200
3Cabdirahman Sacad£ 1,200
4Cabdalle Sacad£ 1,200
5Cabdallah Abokor£ 1,200
6Xuseen Abokor£ 2,000
7Jibriil Abokor£ 2,000
8Maxamed isaxaaq (Cabaas)£ 500
9Xassan Sacad(Cabdallah Xassan)£ 500
10Hablaha Sacad Muuse North London£ 1,100
Total£ 12,100